
Hami aan dhabar loo heyn, baxar waaye Afar saac baa ka soo wareegatey markuu sanadka cusub 2019 bilowdey, anagana waxaan fadhinaa Heathrow Airport ee London, oo Oslo iyo gurigeenii baan u sii soconaa.Tobonkii maalmood ee u dambeeyay sanadkan waxaan wakhti qiimo leh la qaadaney qaraabada, ehelka iyo

Balaayo-kaa-maqan-lama-soo-dhaweysto Maqalka dhagaha waxaa waayahan ku soo badanayay dilka caruur iyo hooyooyin, waxa dilayana ay yihhin aabayaashood ama adeeradood (stefedre) oo hooyooyinkood guursadey. Subxaanallah! Waa nasib xumo in dilalka noocaas ah, ay qurbaha ku soo badanayaan waayahan. Waa muhiim, in lays weydiiyo waxa dhibabkaa foosha xun sababaya,

Norsk-somaliere tar initiativ til storstilt innsamlingsaksjon Den humanitære krisen som følge av tørken i Somalia blir stadig mer alvorlig. Nå har somaliere i Norge tatt initiativ til en storstilt innsamlingsaksjon.Den akutte humanitære krisen i Somalia krever umiddelbare tiltak. Seks millioner somaliere, over halvparten av densomaliske befolkningen, er nå

Warqadii masaajidka Towfiiq iyo doorasho aan qabiil ku dhisney! Warqadaan waataan masaajidka u direy, shaleyna shirkeed looga wada doodey. Waxii shirkaa ka soo baxey, iyadana waan soo gudbin, hadii Rabi idmo. Ku:- Masaajidka Tawfiiq Islamsk senter iyo Tawfiiq Kulturhus (Waqafka).Ujeedo: Cadayn in haweenku rabaan ka qayb noqoshada maamulka