
Bulsho karaameysan waa bulsho awood leh. Guusha reer Norwey dhawaan gaareen iyo waxa laga baran karo! Jaaliyada Norwey oo ah jaaliyada ugu da`da yar, uguna degitaanka gaaban marka loo barbardhigo jaaliyadaha kale ee ku nool dalka Norwey ayaa dhawaan ku guuleystey howl aan horey weligeed loo qaban.

Den landsinndekkende innsamlingsaksjonen noensinne Den humanitære situasjonen i Somalia fortsetter å svekke. Overalt ser man tegningen på krisen og tørken får enorme konsekvenser for befolkningen som blir rammet. Tre millioner barn i tørkerammede områder mangler skoletilgang ifølge FN, og februar i år sa UNICEF at tørken i

Ma dumar baa is baday, mise laga-roonayaal baa badey? Ninku in uu dhowr xaasas yeelan karo, waa xaquuq iyo waajibaad dheeraad ah uu Rabi ugu deeqey nimanka. Nebigu CSW wuxuu yidhi deeqda Eebe waa qaali, qaalinimadaas waxaa iska leh, ruuxa garanaya waajibaadkiisa iyo masuuliyadda ka saaran deeqdaas. Guursadka

Deris wanaagii iyo dabkii la shidey, dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya! Hor u dhac yar oo gaaban- Waxaa ka soo wareegmatey 7 sano markii aan qoraalkan qorey, oo webiste-ka Hiiraan laga soo saarey. Ilaa hadda, nasiib wanaag waxaa i soo gaaraya tahniyaddo qoraalkan ku saabsan. Oo xataa