Balaayo-kaa-maqan-lama-soo-dhaweysto

Balaayo-kaa-maqan-lama-soo-dhaweysto  Maqalka dhagaha waxaa waayahan ku soo badanayay dilka caruur iyo hooyooyin, waxa dilayana ay yihhin aabayaashood ama adeeradood (stefedre) oo hooyooyinkood guursadey. Subxaanallah! Waa nasib xumo in dilalka noocaas ah, ay qurbaha ku soo badanayaan waayahan. Waa muhiim, in lays weydiiyo waxa dhibabkaa foosha xun sababaya,