Waa maxey haybaddeena umadnimo- Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo?

Madaxweyne, adigoo raali ah ayaan kaa codsan inaad su`aashan nooga soo jawaabto. Waxaa kaloo qoraalka raacsan, talo yara oo aan rajeyn in ay anfac yeelan doonto.   Arbacadii la soo … Continue Reading →


DARDAARANKA XILDHIBAANADA QARANKA, GUDIGA ANSHAXA IYO GUDIGA FULINTA EE BARLAMAANKA!

Waxaa shaley oo bishu aheyd 05/2-2017 soo dhamaadey soo jeedintii qorshaha siyaasadeed ee musharaxiinta u sharaxan xilka madexweyne. Mudo sadex beri ayay 23.musharaxiin ku soo bandhigayeen qorshahooda siyaasadood iyo waxa … Continue Reading →


Dee ma kuu sheegaa, waxuu yidhi

Horumarka teknologi ee la gaarey iyo isticmaalka baraha bulshadu ku kulmaan (Socail Media), ayaa suurta geliyay in dadad badan oo aan is aqoon macluumaad kala gedisan dhex maraan. Aniga waxaan … Continue Reading →