Peace is Freedom – Somalia’s encounters with Al- Shabaab

On Saturday October 14th this year, Somalia experienced its largest and most evil terror attack ever. This could have marked the darkest day in the nation´s history; instead it was … Continue Reading →


Fred er frihet – Somalias oppgjør med Al-Shabaab

Lørdag 14. oktober skjedde det ondeste og mektigste terrorangrepet i Somalias historie  noensinne. Men dagen som skulle ha vært den mørkeste dagen i Somalias historie ble faktisk Somalias enhetsdag. Midt … Continue Reading →


WARQAD FURAN!

KU: Guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, CC: Ku xigeenada gudoomiyaha baarlamaanka Gudoomiyayaasha 14ka guddi hoosaad iyo dhamaan Xildhibaanada Baarlamaanka ee Federaalka Soomaaliya. Salaan Islaanimo, ka dib. Mudane Jawaari, … Continue Reading →


Maxaa laga baran karnaa argagaxisadii ka dhacdey Norwey?

`Qoraalkan waxaa markii ugu horeysey laga soo saarey HIIRAAN.COM 25/7`. Lix sano ayay ka soo wareegatey markii nin 32 jir ahaa oo la oran jirey Anders Behring Breivik, uu ku … Continue Reading →


Gudniinka iyo dareenka dumarka!

Sheekadani waxey dhacdey dhowr maalmood horteed. Sidanna wey u dhacdey. Waxaan la kulmey dhowr dumar ah. Sheeko baan na dhex martey. Sheekadii baa waxaa soo dhex galey mawduuca gudniinka. Mid … Continue Reading →


Qaraabo, ma dhiigbaa mise is fahan?

Qaraabo waxaan u aqaan inta ka baxsan inta mas`uulkoodu i saaran yahey, inta i dhashey, inta ila dhalatey iyo inta aan dhaley. Diin iyo dhaqan waxey qaraabo tahey, iyo wanaaga … Continue Reading →


Maxaa ku farxad geliya?

Waxaan aaminsanahey in farxada aysan ku xirney qananimo iyo caannimo. Inta guri, baabuur ama lacag aad heysato ama sida laguu yaqaan, aysan kaa dhigeyn qofka farxadeysan. Qaramada Midoobay ayaa warbixin … Continue Reading →


Bulsho karaameysan waa bulsho awood leh. Guusha reer Norwey iyo waxa laga baran karo

Qeybtii labaad:-   Qoraalkan oo kooban waxaa markii hore laga soo saarey hiiraan.com- 13.04.2017 Gacmo wada jir ayay wax ku gooyaan. Abaabulkii howsha aad buu markan u balaartey. Dad badan … Continue Reading →


Bulsho karaameysan waa bulsho awood leh. Guusha reer Norwey iyo waxa laga baran karo!

Qoraalkan oo kooban waxaa markii hore laga soo saarey hiiraan.com- 13.04.2017 Qeybka koowaad ee qoraalkan:- Jaaliyada Norwey oo ah jaaliyada ugu da`da yar, uguna degitaanka gaaban marka loo barbardhigo jaaliyadaha … Continue Reading →


Historiske innsamlingsaksjon!

Den humanitære krisen som følge av tørken i Somalia blir stadig mer alvorlig. 6 millioner somaliere, over halvparten av den somaliske befolkningen, er nå i akutt behov for humanitær hjelp. … Continue Reading →