Dee ma kuu sheegaa, waxuu yidhi

Horumarka teknologi ee la gaarey iyo isticmaalka baraha bulshadu ku kulmaan (Socail Media), ayaa suurta geliyay in dadad badan oo aan is aqoon macluumaad kala gedisan dhex maraan. Aniga waxaan … Continue Reading →


Xalinta dhacdadii Galdogob, Ma wax la’aan bay dhaantaa mise waa xukun saxa?

Qoraalkan waxaa markii hore laga soo saarey webiste-ka Hiiran.com- 31/1-17! Mudo aan dheereyn ayaa baraha bulshada lagu soo bandhigey faaxisho kufsi oo aad u fool xumeyd. Dhibkaa waxuu ka dhacey … Continue Reading →


Mange måter å være god foreldre!

Det er ikke alle som kan være forelder. Det er heller ikke alle som ønsker å være foreldre. Men for meg er foreldreskapet et privilegium som utløser det livslangt ansvar … Continue Reading →


Dib umilicsiga iyo dhacdooyinkii iigu weynaa ee 2016

Marka hore Ilaah mahadii oo sanad kale kheyr iyo wanaag noogu dhameeyay, mid hor lehna dhawaan noo bilaaban doono. Intii muslimiin ah oo ku le`atey sanadkaa, Ilaahow u naxariiso. Intii dhib kasoo gaareyna, Ilaahow … Continue Reading →


Mitt møte med dugnaden

Først publisert i Avisen Var ved Stiftelsen Holmlia Nærmiljø – Nr.4 Des.2016 Jeg husker den institusjonelle idretten jeg vokste opp med, hvor myndighetene hadde det totale ansvaret for idretten og … Continue Reading →


Buun-buuninta iyo wax qaloocinta waxaa ka fiican qoridda runta iyo waxa uu wanaaggu ku jiro

Waxaa jirtay in aan kowda bishan Disember ee 2016 ku soo qoray bogeyga twitterka qoraal kooban oo isugu jirey kaftan iyo dareen dhiiro gelin aan kala kulmay shir waalidiin oo … Continue Reading →


Beri wey dhaami maantey- inta kale….. “F”

Nolol maalmeedka qeyb ka mid ah ayaa ku saleysan wax xalin, sameyn, hagaajin ama xataa xumeyn iyadoo ay ku xiran tahey mas`uuliyada la heysto.Dhibaato markey dhacdana siyaabooyin kala gedisan ayaa … Continue Reading →


Isu saxida shukaansiga!

Waxaan wax yar ka taaban qaladaadka la galo markii shukaansi iyo guur raadinta lagu jiro. Hadii aan xariif laysku noqon, oo wax laysku sheegin jug jugtaa lee waaye, just like … Continue Reading →


Ma lays yiri, waxey nabadeen waxey nabareen baa nooga darnaadey!

Taksiile ayaan shaley wada sheekeysaney. Waxaa u shidnaa raadiyaha oo markaa laga hadlayay baaritaan cusub oo maalintaa la soo bandhigey. Oo ku saabsanaa sportiga caruurta iyo dhalinyarada iyo siduu isku … Continue Reading →


Cigaal Shidaad iyo sidii luuqa loogu direy!

Marar waa dhacda in sababo kala gedisan aawadood safar loo aado dhulal aan nabad galyadood sugneyn. Summer-time-kii sanandkan, 2016 waxuu noo ahaa summer-kii noogu horeeyay, oo aan ku soo hamino … Continue Reading →