Qaraabo, ma dhiigbaa mise is fahan?

Qaraabo waxaan u aqaan inta ka baxsan inta mas`uulkoodu i saaran yahey, inta i dhashey, inta ila dhalatey iyo inta aan dhaley. Diin iyo dhaqan waxey qaraabo tahey, iyo wanaaga … Continue Reading →


Maxaa ku farxad geliya?

Waxaan aaminsanahey in farxada aysan ku xirney qananimo iyo caannimo. Inta guri, baabuur ama lacag aad heysato ama sida laguu yaqaan, aysan kaa dhigeyn qofka farxadeysan. Qaramada Midoobay ayaa warbixin … Continue Reading →


Bulsho karaameysan waa bulsho awood leh. Guusha reer Norwey iyo waxa laga baran karo

Qeybtii labaad:-   Qoraalkan oo kooban waxaa markii hore laga soo saarey hiiraan.com- 13.04.2017 Gacmo wada jir ayay wax ku gooyaan. Abaabulkii howsha aad buu markan u balaartey. Dad badan … Continue Reading →


Bulsho karaameysan waa bulsho awood leh. Guusha reer Norwey iyo waxa laga baran karo!

Qoraalkan oo kooban waxaa markii hore laga soo saarey hiiraan.com- 13.04.2017 Qeybka koowaad ee qoraalkan:- Jaaliyada Norwey oo ah jaaliyada ugu da`da yar, uguna degitaanka gaaban marka loo barbardhigo jaaliyadaha … Continue Reading →