Ma lays yiri, waxey nabadeen waxey nabareen baa nooga darnaadey!

Taksiile ayaan shaley wada sheekeysaney. Waxaa u shidnaa raadiyaha oo markaa laga hadlayay baaritaan cusub oo maalintaa la soo bandhigey. Oo ku saabsanaa sportiga caruurta iyo dhalinyarada iyo siduu isku … Continue Reading →